Madaxweyne Waare oo xaalad adag ay ka soo wajahday Baarlamanka Hirshabelle

Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka ayaa wada mooshin xil ka qaadis ah oo ka dhan ah Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Xildhibaanadan oo tiradooda la sheegay in ay kor u dhaafeyso ilaa 40 xildhibaan ayaa u soo jeediyay madaxweynaha eedeymo kala duwan oo ay … Continue reading Madaxweyne Waare oo xaalad adag ay ka soo wajahday Baarlamanka Hirshabelle